Maalin wanaagsan! Waxaan kuu sharixi doonaa si aad iskaga hubin kartid in caymiskaagu kuu haboon yahay. Waayo, sanad kastoo cusub wax baad ka bedeli kartaa caymiska caafimaad. Hadii aad wax ka bedeli rabtid caymiskaaga, waa inaad caymis bixiyaasha intuusan sanadku dhamaanin ( 31k december kahor) ogeysiisid.